Nin Oday ah oo Sadex Dhacdo oo Cajiib ah hal mar isugu soo aaday !!

Ping Kuen Shum oo heesta dhalashada dalka Canada ayaa ku guuleestay lacag aad u badan xili uu howl gab noqday sidoo kale uu u dabaal degayay sanad guurada dhalashadiisa. Ninkan oo ku nool magaalada Vancouver ee dalka Canada ayaa ku guuleestay lacag dhan 1.5 Milyan oo dollar kadib markii uu ciyaaray qamaar, waxaana ninkan lama … Continue reading Nin Oday ah oo Sadex Dhacdo oo Cajiib ah hal mar isugu soo aaday !!